Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Wadahadalka DF iyo Somaliland (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wada tashi ah la qaatay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in magacaabista iyo howl gelinta Guddigan ay muujinayso sida ay uga go’an tahay dowladda hor u socodsiinta qorshaha Qaran ee lagu xoojinayo wadashaqeynta iyo hirgelinta jawi kalsooni … Continue reading Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Wadahadalka DF iyo Somaliland (Sawirro)